π SIIT Scholarships 2025 (Deeq Waxbarasho oo Buuxda) β Thailand
Sirindhorn International Institute of Technology (SIIT) oo ka tirsan Jaamacadda Thammasat ee Thailand waxay bixisaa deeqo waxbarasho oo buuxa (Fully Funded) sanad walba.
Shucayb Dad Mohamed
4/7/20252 min read


π SIIT Scholarships 2025 (Deeq Waxbarasho oo Buuxda) β Thailand
Sirindhorn International Institute of Technology (SIIT) oo ka tirsan Jaamacadda Thammasat ee dalka Thailand waxay bixinaysaa deeq waxbarasho oo buuxda (Fully Funded) waxayna bixisaa sanad walba si ay fursad ugu siiso ardayda caalamiga ah ee doonaya inay helaan tacliin tayo sare leh heerka Master's ama Ph.D.
πΈπ΄ Ardayda Soomaaliyeed oo Ka Faaβiideysan Kara
Deeqdan waxaa loo furay dhamaan ardayda caalamka, waxaana si buuxda uga faaβiideysan kara ardayda Soomaaliyeed, Waa fursad qaali ah oo lagula tartami karo si xor ah, iyadoo shuruudaha loo dejiyay ay fudud yihiin marka loo eego deeqo kale.
π Guud ahaan xogta Deeqdan
- π« Goobta waxbarashada: dalkan Thailand
- π’ Jaamacadda bixinaysa: SIIT β Sirindhorn International Institute of Technology
- π― Heerarka la bixinayo: Master's iyo Ph.D.
- π Nooca deeqda: Deeq waxbarasho oo buuxda (Fully Funded)
- π Waqtiga barashada:
- 2 sano: Master's
- 3 sano: Ph.D.
- π Tirada la qaadanayo: 100 arday
- π Wakhtiyada kama dambaysta ah:
- 15 Maarso 2025 β Bilaabashada Sebtember 2025
π Koorsooyinka la bixinayo
π Electrical Engineering
β‘ Energy Technology / Energy Management
π Engineering Management
π± Environmental Engineering / Science / Technology / Management
π Industrial Engineering & Logistic Management
π» Information Technology
𧬠Biochemical Engineering / Biochemistry
π§ͺ Chemical Engineering
ποΈ Civil Engineering
π₯οΈ Computer Engineering
π Logistics and Supply Chain Systems Engineering
π Management Technology
π¬ Materials Engineering / Science / Technology
βοΈ Mechanical Engineering
π‘ Information and Communication Technology for Embedded Systems
π Digital Engineering
π΅ Waxyaabaha deeqda ay daboolayso
π Waxbarashada oo dhammaystiran + Kharashaadka tacliinta
π Kharashaadka nolol maalmeedka: 10,000 baht bishii ( lacagta dalkaas)
βοΈ Tigidhka duulimaadka (labada jiho β Economy class)
π Visa + Airport taxes ilaa 10,000 baht
π₯ Caymis caafimaad & shil
β Shuruudaha u-qalmitaanka
πΊοΈ Dhammaan wadamada caalamka waa laga aqbalayaa oo ay ku jirto Somalia
β Ma laha jinsiyadda Thai / Kama tirsan Thailand
π Buuxi shuruudaha jaamacadda SIIT
π 2 warqadood oo talo ah (midkood waa inuu ka yimaadaa macalin)
π§ Caafimaad wanaagsan + Akhlaaq wanaagsan
π£οΈ Aqoonta Ingiriisiga (midkood haddii la hayo):
TOEFL (PBT 400+, iBT 32+)
IELTS 4.5+
TOEIC 500+
TU-GET 400+
π‘ Xusuusin: Waad codsan kartaa xitaa haddii aanad haysan imtixaanka Ingiriisiga.
π Sida loo codsado?
Tallaabooyinka Codsiga:
βοΈ Qor Statement of Purpose (1 bog ugu yaraan)
π CV ama Resume
π Transcript:
Master's: Bachelorβs transcript (GPA β₯ 2.75)
Ph.D.: Bachelorβs + Master's transcript (GPA β₯ 3.50)
π£οΈ Shahaadada Ingiriisiga (haddii la hayo)
πͺͺ Baasaboorka ama aqoonsiga
π Cilmi-baarisyo, publications, ama shahaadooyin (haddii la hayo)
πΌοΈ Sawir cusub (jpeg 1 x 1.5 inch)
π Website-ka Rasmiga ah ee Codsiga:
π Riix halkan si aad u gasho website-ka SIIT Scholarships